Vous êtes ici

TARABI, Ahmed

TARABI, Ahmed
TARABI, Ahmed
TARABI, Ahmed
TARABI, Ahmed

TARABI, Ahmed

Alias: 
Shorty

Infraction:

Sexe:

Taille approximative: 
157,5

Couleur des yeux:

Date de naissance: 
juil 22, 1987

Nationalité:

Langues parlées:

State of case: 
Condamné à 4,5 années de prison

CAN YOU HELP?

Si vous possédez tout renseignement susceptible d'aider les forces de l'ordre à localiser cet individu, merci de les inscrire ici

Récompense: 
0
Fast Netherlands
+31 88 6629470
Sirene NL

Case description

Ahmed TARABI was born on the 22th of July in 1987 in Mogadishu (Somalia). He has lived in the United Kingdom for several years. On the 16th of September 2016 in Ipswich (United Kingdom) TARABI stabbed someone with a knife. The knife was stabbed in the chest, hitting a vein in the heart and puncturing a lung. Fortunately the victim survived and TARABI was convicted for attempted manslaughter. In 2018 TARABI was transferred to the Netherlands to serve the remainder of the UK prison sentence of 1730 days. He still has to serve the remaining sentence of 1730 days.

Description

Ahmed TARABI is possibly missing 2 of his front teeth. Ahmed TARABI is slim and small (5 feet 2 inches).

If you have any information please contact us.

 

Faahfaahinta kiiska

Ahmed TARABI wuxuu ku dhashay 22 julay 1987 Muqdisho Soomaaliya. Dhowr sannadood ayuu ku noolaa Ingiriiska. Wuxuu 16 sebtembat 2016 uu TARABI middi qof ku dhiftay meesha waxey ahayd Ipswich ( Boqortooyada Ingiriiska). Dhibanaha xabadka ayaa midida loogu dhiftay, halkaasoo uu xidid  wadnaha ah ka gaaray uuna sambabka dalooliyey. Dhibanaha wuu ka badbaaday weerarka waxaana TARABI lagu xukmiyey isku day dilitaan ah. Waxaa 2018 TARABI lagu wareejiyey Nederland si ciqaabta u harsan oo ah 1730 beri uu ugu dhameysto. Haddana ma uusan dhowrin sharuudaha markaasoo maxkamada Limburg ay amar ku bixisay in isla markiiba xabsiga loo taxaabo.

Astaamahiisa

Ahmed TARABI waxaa  ka maqan 2 xabbo oo ilkaha hore ah.. Ahmed TARABI wuu dhuuban yahay wuuna gaaban yahay.

Wax warbixin ma heysaa ku saabsan Ahmed TARABI?  Markaa nala soo xariir.